Jalammad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Weel macdan, dhoob iwm ka samaysan oo dheg (siddo) iyo naas leh oo shaaha iyo qaxwaha lagu karsado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalammad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg