Jalaq
Qaabnaxa: m.l.sh.r Isrogrogga:1. In yar oo biyo ama caano ah oo weel guntiis ku haray. 2. Koor yar oo laba carrab leh oo geela lagu xiro. 3. Dheg u j. sii: hadal raacid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalaq ↴
cukur | cumaacun | curcur | guggundhaw | halaqjalaqlayn | halaqjalaqlaysad | halaqjalaqlaysasho | halaqjalaqlaysi | halaqjalaqlayso | halaqjalaqlee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg