Jalbeebtan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka badan isdhaafsato. 2. ld jalbeebtamid.
Jalbeebtan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Dad kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn isdhaafsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalbeebtan ↴
jalbeebtamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg