Site icon Qaamuus

ereyga

Janjal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Saabka gadawgiisa sare ee wareegsan. 2. Qufad yar oo lagu rido alaabta udugga ah. 3. J. ah: qof toosan oo qurxoon.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga janjal

janjali | janjalin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version