janjeersan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax janjeera ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh janjeersan ↴
janjeersanaan [m.f.dh]
eeg janjeersan. ld janjeersanaansho.
janjeersanaansho [m.l]
ld janjeersanaan.
tarandac [m.l]
1. Wax culus ama dhergey oo hadba doc u liicaya, u janjeersanaya. 2. T. ah: qof hanti badan leh oo ku nool nolol raaxo leh.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg