Site icon Qaamuus

ereyga

jannee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)

Janno gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jannee

farajannee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Xubnaha faraha jucin.

jannayn [m.f.dh]
eeg jannee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version