Site icon Qaamuus

ereyga

janno
(m.dh)

Meel raaxo badan leh oo Eebbe dadka wanaagsan ku abaalmariyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh janno

firdowso [m.dh]
Siddeedda janno middood.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version