jaq
(m.l)ld jal¹ (1).
jaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)Wax nuugid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaq ↴
beejaqab [m.l]
ld buuryaaqab.
cun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
1. Cunto quudasho. 2. Qaniinyo wax ku yeelid. 3. Cayayaan, nafley dhiig ka jaqid. 4. Cid il wax ku yeelid. 5. Ciyaar turub haad, haad kale oo ka adag ku qaadasho.
habjaq [m.l]
Socod cagajiid ah. ld habjaqle.
habjaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Socod cagajiid ah socosho.
habjaqid [m.f.dh]
eeg habjaq².
habjaqle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
ld habjaq¹.
habjaqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si habjaq ah u socosho.
habjaqleyn [m.f.dh]
eeg habjaqlee.
jal [m.l]
1. ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo. 2. J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed. 3. Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.