Jar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado. 2. Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga. 3. (-rar, m.l) Qarka gawgiisa.
Jar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Ciyaar fadhiga lagu dheelo sida shaxda iwm. ld jare (3).
Jar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax goyn. 2. Ciyaar turub haad la degey midkii lagu booleeyey ku qabasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jar ↴
faafreeb | jaan | laangooyo | oksiin | qaarxabaal | saaqid birlabdanabeed | unuungoo | xaasil | yaryaree | abla'ablayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg