jarcee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-ceeyay, -caysay)1. (f.g) Xoolo cadho qaba jarco gelin. 2. (f.g) Aqal laama ku dedid. 3. (f.mg) Qabow, baqdin ama xummad la gariirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarcee ↴
jarcayn [m.f.dh]
eeg jarcee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg