Site icon Qaamuus

ereyga

Jare

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (-rayaal, m.l./dh) Xarig fardaha, lo'da iwm lagu qabto. 2. Shaxda marka hab dheelkeedu saddex isugu dhacdo. 3. ld jar 2. Hab fadhi ciyaareedka ka mid ah oo loo dheelo; daamad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jare

dabuuq | dharrooc | dharrooc | gef | jar | jarayn | jarayso | jaree | jareer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version