jareer
(m.l)1. Qof timo adag 2. Geed-gaab aan qodax lahayn oo qoryihiisu dhaqso u qoyin.
jareer
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Timo adag.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jareer ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg