Jariidad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-raa'id, m.l)Wargeys toddobaadle ama ka badan oo lagu soo bandhigo maqaallo waxyaalo kala duwan ka hadlaya iyo xayeysiis. ld jariido.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jariidad ↴
jaraa'id | jariido |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg