Site icon Qaamuus

ereyga

jariir
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Badar la tumay inta aan budada ahayn ee yaryar. ld jiriir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jariir

jiriir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld jariir.

kalabbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax isku jirey kala saarid. 2. Badar shiidan budo iyo jariir u kala saarid.

karaankur [m.dh]
1. Badar, budo iyo jariir u kala saarid. 2. Badar qashin ka saarid. 3. ld kuraankur.

qamandhaco [m.dh]
Qarqaryo jariirico wadata oo ku dhalata oogada marka ay dhaxan badan dareento.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version