Jarmaadi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jarmaadi ↴
jarmaadid | jarmaadin | jarmaadis | jarmaadis | jermaadi | jermaadid | jermaadin | jermaadis | jermaadis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg