Jarmaadsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jarmaadsan ↴
jarmaadsanaan | jarmaadsanaansho | jermaadsan | jermaadsanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg