Jarree
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive Isrogrogga:2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Goor subax ah qof cunto doonaya reer ku waaberiisasho. 2. (f.g) Goor subax ah marti cunto siin. 3. (f.mg) Cid wax ka rajayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jarree ↴
jarrayn | jarreero |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg