Site icon Qaamuus

ereyga

Jawaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Kiish ka samaysan liilammo ama xargo yaryar oo la isku falkiyay. ld joonyad, juuni.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jawaan

caabbiri | xajiintir | abjad | baqaal | bunbay | cabbee | cammaar | ceemad | duluf | duruf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version