Site icon Qaamuus

ereyga

jawr
(m.l)

Xukun aan xaq ahayn; caddaalad darro. ld jowr¹.

jawr
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Caddalad darro samayn. ld jowr².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jawr

jawrar [m.l]
1. Dildillaac wax yeeshaan. 2. ld dildillaacid.

jawrar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax dildillaac yeelasho.

jawraran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax jawraray ahaansho. ld jawrarran.

jawrarid [m.f.dh]
eeg jawrar². ld jawrar¹ (2).

jawrarnaan [m.f.dh]
jawraran. ld jawrar-naansho.

jawrarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jawrarnaan.

jawrarran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld jaw-raran.

jawrfal [m.l]
Xadgudub, caddaaladdarro cidi samayso ld jowrfal¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version