Jawrar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dildillaac wax yeeshaan. 2. ld dildillaacid.
Jawrar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax dildillaac yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jawrar ↴
jawraran | jawrarid | jawrarnaan | jawrarnaansho | jawrarran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg