Site icon Qaamuus

ereyga

jaynafsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-naa, -nayd)

Wax jaynaf ku dhacay ahaansho (dibno).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaynafsan

jaynafsanaan [m.f.dh]
eeg jaynafsan. ld jaynafsanaansho.

jaynafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jaynafsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version