jecleysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)1. Wax rabitaan-kooda cid ku abuurid. 2. Is j.: wax rabitaan-kooda is xijin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jecleysii ↴
dooq [m.l]
Dareen dadka u gaar ah oo qola jecleysiiya waxyaabo isku nooc ah.
jecleysiin [m.f.dh]
eeg jecleysii. ld jecleysiis.
jecleysiis [m.l]
ld jecleysiin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg