Site icon Qaamuus

ereyga

Jeed

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Sii j.: cid dhabarka xijin. 2. Soo j.: habeen hurdo ka tegid (cid). 3. U j.: muuqaal il ku hayn. 4. U j.: meel aadid. 5. Ula j.: fal ama hadal ujeeddo gaar ah ka lahaan.
U JEEDO*

Macne.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Jeedaasha*

Jeedaasha 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Jeedaasha*

Jeedaasha 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeed

laab | naa | qaabbil | saab | jaah | daafad | ee | eedayso | eedee | haaraan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version