Site icon Qaamuus

ereyga

Jeedal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Suun adag oo dabo la qabsado leh oo fardaha iwm lala dhaco si ay orodka u badiyaan; nadi. ld jeydal.

Jeedal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(baay.) Shaabuug qaab dherer yar leh ilaa 150 maykaroon/m. oo laga helo oogaada unugyada qaarkood, gaar ahan unugyada taranka ee socda. Tusaale ahaan isbeermatosowa, bakteeriya iyo qaar ka mid ah borotosowa.

Jeedal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Jeedal wax la dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeedal

organ yare | jeedalid | jeedalley | jeedlid | jeydal | karbaash | karbaash |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version