jeefaar
(m.dh)Dhalfo; kabar; janfar; gonfar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeefaar ↴
janfar [m.dh] (-ro, m.l)
Dhalfo; gonfor; jeefaar. ld fanjar.
kabar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Janfar, jeefaar; dhalfo. 2. Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg