Site icon Qaamuus

ereyga

Jeelbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax jeelka bi'iya. 2. J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay. 3. ld jeelbixid.

Jeelbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

1. Jeelgooyn; xiisadhicid. 2. Xoolo dha-naan ku filan helid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeelbax

daran | jeelbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version