jeellan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. U j.: jeel hayo; jeel qabo. 2. Xoolo wax jeel hayo ahaan-sho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeellan ↴
jeellanaan [m.f.dh]
eeg jeellan. ld jeella-naansho.
jeellanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jeellanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg