Jeermidile
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)(daaw.) Walax kiimikeed oo disha ama reebta koritaanka bagtiiriyada iyo jeermiyada kale ee cudurrada keena isla markaasna aan sun ahayn oo aan wax u dhimeyn jirka, afka, nabarrada iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeermidile ↴
foormaliin | jeermis-dilid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg