Site icon Qaamuus

ereyga

Jeermis-dilid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (daaw.) Hab looga tirtiro jeermiska qalab sida: dhar ama biro ayadoo la isticmaalayo jeermidileyaal. 2. (fiis.) Kul, qiiqbiyood (oomaar), ama reeys iyo kuwo kiimikaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeermis-dilid


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version