jeeso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)ld jeenso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeeso ↴
jeenso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid. 2. U j.: wax mudnaanta koowaad siin. ld jeeso.
sabuurad [m.dh] (-do, m.l)
Loox ballaaran oo afar gees ah, badanaa midab leh oo jeeso wax lagula qoro.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg