Jeexdin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Meel dillaacsan. 2. Meel godan oo dhulka ka hoosaysa. 3. Meel dillaacsan oo dhulka ku taal oo ay biyuhu maraan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeexdin ↴
qalniin | sar | xargaha codka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg