Site icon Qaamuus

ereyga

Jibaax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca. 2. ld jibaaxid. Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay.

Jibaax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Meel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jibaax

cod | dardar | fansaar-jibbaar | jibaaxid | taraar | taraar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version