Jibin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhadhaabo waaweyn oo adag, cirka ka soo dhaca, kul xambaarsan oo marka ay dhulka ku dhacaan qarxa. 2. Burburka jibinta oo dhulka korkiisa ku soo daata; shiilmadoobe. 3. Yeerta weyn ee ka yeerta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jibin ↴
waajibin | jibindhabad | jibindhabasho | jibindhabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg