Site icon Qaamuus

ereyga

Jidbo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(dii.) Khushuuc diini ah oo qof ku dhaliya in uu is-hanan waayo oo qofku u ekaado mid maqan ama miyirkii ka tegey, badanaana qaylo ama suuxdini weheliso. ld jadbo, jalbo, jibbo, jilbo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidbo

xamaasad | beeba | burur | burur | jadbo | jadboo | jalbo | jalboo | jalbood | jibbo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version