Jidee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)Wax sharci ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidee ↴
firijideer | hanuun | jideyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg