Site icon Qaamuus

ereyga

Jidh-dhintay

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dhadh ..., m.l)

(daaw.) Qayb jirka ka mid ah oo dhimatay dhiig yari ama dhiig la'an awgeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidh-dhintay


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version