Jidiinqallal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hunguriga oo oon dartii engega. 2. ld jidiinqallalid.
Jidiinqallal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Hunguriga oon dartiis engegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidiinqallal ↴
jidiinqallalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg