Site icon Qaamuus

ereyga

jidmar
(m.l)

Sahay lacag ama cunto ah oo loo qaato safar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jidmar

ambabbax [m.l]
1. ld ambabbixid. Billowga socdaalka. 2. Lacag jidmar ah. 3. A. ah: qof markaa socdaal bilaabaya.

sahay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday)
Cunto jidmar ahaan cid u siin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version