jifi
(m.dh)1. Dufan baruurta laga shiilo oo fariisata markay qabowdo; xayr; xuuki. 2. ld jufo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jifi ↴
huf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax sifayn. 2. Wax kala saarid. 3. Wax jifid (gogol iwm).
xayr [m.dh]
1. Baruur ka baxda meelo gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah. 2. Xuub baruuri saaran tahay oo ku daboolan uurkujirta. 3. Jifi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg