jigo
(m.dh)Madaxa dadka iyo xayawaanka dhankiisa dambe, meesha ay iska galaan luqunta xaggeeda sare iyo madaxu; jeego.
jigo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)Wiil yar xibintiisa taranka girgikeeda harag kadillaacsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jigo ↴
cinjigod [m.l]
ld ciddigod.
jigasho [m.f.dh]
eeg jigo².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg