jiic
(m.l)(jiic, m.dh) (bot.) Geed abaareed dhirta dhaadheer ka mid ah oo aan qodax lahayn qoryahiisana wax lagu shito.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiic ↴
rawaajiic [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Nooc ka mid ah xarkaha doonyaha.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg