Jiid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Wax si xoog leh u soo dhufasho. 2. Dun aliindi oo la midabeeyey ama qoyan si loo qallajiyo kala bixin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiid ↴
faago | baabso | baaci | laastiko | oodjiid | oodjiid | oodjiidid | saamajiid | saamajiid | saamajiidid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg