Site icon Qaamuus

ereyga

Jiif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2. Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal. 3. ld jiifid.

Jiif

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Si loo nasto dhinaca dhulka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiif

waab | waabjiif | uurjiif | uurjiif | adaddaah | barashada badweynada | barnoqod | betrooliyam | boorjiif | bukaanjiif |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version