Site icon Qaamuus

ereyga

jiifid
(m.f.dh)

eeg jiif². ld jiif¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiifid

dambacaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Calool u jiifid (qof).

jiif [m.l]
1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2. Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal. 3. ld jiifid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version