Site icon Qaamuus

ereyga

Jiilaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Afarta xilli mid ka mid ah, oo u dhexeeya dayrta iyo gu'ga; diraac. 2. Xilli kastoo aan roob iyo barwaaqo lahayn (siiba diraacda iyo xagaaga).

Jiilaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

(c.fal.) Loolalka dhexe, waa xilliga ku xiga dayrta, cilmiga gibilka wuxuu ku dhammaadaa kubbad-badhka waqooyi min hornaqa jiilaalka (ilaa 22 disembar) ilaa caanomaallada isle'eg ee gu'ga (ilaa 21 maarso).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiilaal

cambaar | cirir | ciyi | curdaalo | dhacar | gaasabbax | gaasabbax | gaasabbixi | gobol-kulaale-xige | godob |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version