Site icon Qaamuus

ereyga

jiiq
(m.l)

(jiiq, m.dh) (bot.) Geed ka mid ah dhirta dhaadheer ee qodaxda leh oo ka baxa webiga agagaarkiisa oo gumarka u eg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiiq

ibajiiqo [m.dh]
Yaraanta iyo ciriirinnimada uu yeesho caanamareenka naaska

jiiqjiiqle [m.l]
1. Geedgaab qodax leh oo jeerinka la bah ah oo leh xabag iyo miro la cuno, iyo mayrax xargo laga samaysto. 2. Cayayaan jirriqaaqa u eg.

jiiqo [m.dh]
1. Wax sinnaa meesha ay dhumucdiisu ka yaraato. 2. Dhabar god-naanta dadka iyo xooluhu yeeshaan. 3. Wasaq ama qashin aan kala soocnayn.

jiiqsad [m.l]
ld jiiqsasho.

jiiqsasho [m.f.dh]
eeg jiiqso. ld jiiqsad, jiiqsi.

jiiqsi [m.l]
ld jiiqsasho.

jiiqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Xoog u sheegasho. 2. Qof meel wax kula dhuumasho.

quulle [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Miraha geedka jeerinka, lacagaalaha, dheerdheerada, jiiqjiiqlaha iwm.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version