Site icon Qaamuus

ereyga

jiiqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Xoog u sheegasho. 2. Qof meel wax kula dhuumasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiiqso

jiiqsasho [m.f.dh]
eeg jiiqso. ld jiiqsad, jiiqsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version