jiirid
(m.f.dh)eeg jiir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiirid ↴
dardar [m.dh]
1. Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar. 2. Jiiridda wax la jiiro. 3. D. ah: dhabbe aad loo maro.
dardar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.
dhexjiirid [m.f.dh]
eeg dhexjiir.
jiriiddee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
Jiiriddada buurid; hadba jiirid muujin.
majiirid [m.f.dh]
eeg majiir³. ld majiir¹.
taraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg