jiirnac
(m.l)Nacayb iyo karaahiyo cid loo qabo.
jiirnac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Colaad iyo karaahsi cid u qabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiirnac ↴
jiirnicid [m.f.dh]
eeg jiirnac².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg