Jiis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)1. Qof lugaha middood wax ka qaba oo socodkiisu dhantaalan-yahay; laangarre. 2. Dhasha yaryar ee lab-ka ah ee sagaarada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiis ↴
laangare | carwaajiis | fajiiste | fajiistennimo | jilliin-sagaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg